Home arrow News in Somali
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:416
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 05 2008
Maraykanka oo ku Baaqay in si Deg Dega ah Ciidamo Loogu Diro
Written by Ali Moallim   
Saturday, 05 July 2008

Mr. Michael RannenbergerNairobi,(insidesomalia.org)- Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqaday in Ciidamo ka socda Qaramada Midoobey oo hordhac ah la keeno Dalka Soomaaliya.

Safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Dalka Kenya Mr Michael Ranneberger oo u waramayay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Dalkaasi  Kenya ayaa waxaa uu sheegay in xiligan ay Qaramada Midoobey ka codsanayaan in Dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo hordhac ah oo ka socada Qaramada Midoobey si ay wax uga qabtaan xaalada Amman ee Dalka Soomaaliya ee ka sii dareeysa.

Renunberger ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Mareykanka ay wax waliba u sameyneeyso sidii ay Dalka Soomaaliya ugula dagaalami lahaayeen kooxo uu sheegay in ay yihiin argaagixiso doonayana in Dalka Soomaaliya ay ka sameeystaan hooy nabadgalyo waa sida uu hadalka udhegeye.

Waxaa uu intaasi raaciyay Michael Ranneberger in Dalka Soomaaliya ay kula dagaalami doonaan kooxo uu ku sheegay in ay yihiin Argagixiso ka soo tagay Dalalka Afghanistan iyo Pakistan ayuu hdalkiisa sii raaciyey.

Michael Renunberger waxaa uu sheegay in Magaalada Muqdisho ay ka jiraan nabadgalyo dari tii ugu xumeed waxaana uu meesha ka saaray in Ciidamo ay u soo dirayaan Dalka Soomaaliya.

“Ciidmada Qaramada Midoobey imaanshiyahooda waxaa uu yahay mid lama huraan ah waayo Dalka Soomaaliya waxaa uu ku jiraa xaalad xun Ciidamada Qaramada Midoobeyna lama safan doonaan hal dhinac ee waxaa ay yihiin kuwo isku dayaya in ay nabada hantaan”ayuu yir Michael Ranneberger Safiirka Dalka Kenya u fadhiya Dowladda Mareykanka.

Ugu danbeyntii waxaa uu Renunberger ugu baaqay dowlada KMG Soomaaliya in ay ku dhaqanto Xadiga KMG Soomaaliya waxaana uu sidoo kale sheegay in lagama maarmaan ay tahay in jartarka lagu dhaqmo, si loo helo wadiiqo lagu gaari kari dimuquraadiyada si dalka Soomaaliya uu u noqdo mid xasiloon.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >